Xiriir – Iskuul.com
Ku soo dhowow bogga Iskuul.com . Waxaad boggan ka heli doontaa koorsooyin iyo casharo maqal iyo muuqaal ah oo tayo leh, kana hadlayo aqoonta Kumbiyuutarka, waxaan rajaynayaa inaad ka faa’iidaysatid. Wixii talo ama su’aal ah, fadlan foomka hoose noogu soo gudbi.
khayr iyo ka faa’iidaysi wacan ayaan idiin rajaynayaa .
Axmad Dalmar
—————————————-
Comments or questions are welcome.




