> K121-Ammaanka iyo Difaaca Kumbiyuutarka
Koorsadan waxaan ku sharxaynaa ammaanka iyo sida qofka uu kumbiyuutarkiisa uga difaacanayo khatarta kaga imaan karto dhinaca Internet-ka. Waxaan sharxaynaa sida barnaamijyada difaaca loo soo dajisto/download-garaysto ka dibna kumbiyuutarka loo gashto. Sidoo kale waxaa koorsadan ku sharxaynaa sida waalidka ay ugu baraarugsanaan lahaayeen khatarta caruurtooda ka soo wajihi karta Internet-ka iyo siday uga difaaci lahaayeen.




