> K122-Sidee – Howto ?
Koorsadan casharada ku jira waa casharo gaagaaban oo aan hadba ku sharxayno sida hawl ama adeeg kumbiyuutarka loogu samaysan lahaa. Waxaad casharada koorsadan ku garan kartaa inay had iyo goor ka bilaabmayaan Sidee … ? .