K121-C1 Hordhaca Koorsada
970 views
Category: K121-Ammaanka iyo Difaaca Kumbiyuutarka
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Category: K121-Ammaanka iyo Difaaca Kumbiyuutarka
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
asc fadlan waxaan rabaa oomugdi igag jiraa daaqadaha isfurayo marka wlaalayaal idnkoo raali ah waxaad iisheegtaan daaqadaha is furaya waxa ay yihiin? thnks
cilladaha guud ee kumbiyuutarka ku saabsan fadlan qaybta forumka kusoo gudbi.
Asc, walaal marka hore waan idin salaamay,salaan ka dib waxaan idiin ka mahadcelinaayaa sida aadka u wannaagan ee aad noogu soo bandhigteen casharadaan baahida weyn loo qabo, intaa ka dib waxaan rabaa walaal inaan ku weydiito su’aalahaan:-
1-Walaal waxa aad ii wareeriyey qasnadaha iska furma ee aan cidi dalban camputer-keygana waxaa aan hada ku shubay Antivirus cusub oo ah Norton, marka ma lala isticmaali karaa barnaamijyadaan aad hadda noosoo bandhigtay?
2-Labada barnaamij ee ka dhiman 4tan aad soo diyaarisayse malaga maarmaa?
3-Qofka ay yartahay aqoontiisa camputer-kase maxaad kula talineysaa?
4-Midna waa iga codsi. Hadii aad ii heli karo meel aan kaala soo xiriiro hadii baahiyi timaado.
Mahadsanid
Anigu waxaan ka mid ahay dadka ka faa’iidaysta casharradaan oo mahad wayna u hayo macallinka. Hase ahaatee waxaan dhihi lahaa Soomaaliyey haddi waxbarasho bilaash ah nala siiyey aan joojino codsiga dheeraadka ah ee la rabo in macalinka taleefoonkiisa la helo. Sababtoo ah waxaan aaminsanahay in haddii uu nasiiyo meel lagala soo xirriro, uusan heli doonin waqti uu noo soo diyaariyo casharada.