4 Responses to “K121-C3 Spybot iyo sida kumbiyuutarka loogu nadiifiyo”

  1. Abdurahman nuur daahir says:

    asck ?
    walal wax kale oo aan idinku mahadnaqo magaranayo
    waayo waad mahadsantahay waxay igu qaadanaysaa 3 daqiiqo
    lakin ilahay ha idinka jasaa i siiyo
    fadlan naga daalina aad ban idin xiisaynaynaa
    casharada runtii waana la soconaa
    thanks

    • Dalmar says:

      Cabdiraxmaan adaa mudan, waan ogahay inay casharada mar hakad galeen, laakiin wixii hadda ka dambeeyo si joogto ayay u socon doonnaan inshaa allaah, daalna warkiisa ma jiro.
      mahadsanid

  2. mubaarik says:

    macalinka waan salaamayaa salaan kadib markaan damco inaan casharka daawado ee aan bogga soo furto ciwaankana doorto vedeo gii iima soo baxayo oo waxaan soo baxaysa calaamada X oo muujinaysa inaan sawirka iksuulka astaantuusu muuqanayn vediona iisoo baxayn maxay tahay cilladu .
    maxaase xal ah

    • Dalmar says:

      Walaal waa markii iigu horaysay oo arday iisoo gudbiyo in casharada aysan soo baxaynin!, ma kumbiyuutarka caadi ah ayaad casharada ka daawanaysaa mise Mobile? . Haddii aad Mobile ama telefoon aad ka daawanaysid waa sax in mobile-lada qaar uusan muuqaalka kuu soo baxaynin, haddii aad kumbiyuutarka guryaha ka daawanaysid waxaa dhici karta in mararka qaar uu soo daaho marka xoogaa u yara sug. Haddii cillada ay sii jirto fadlan ila soo socodsii.
      Mahadsanid

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.