Comments on: K121-C3 Spybot iyo sida kumbiyuutarka loogu nadiifiyo

By: Dalmar
Walaal waa markii iigu horaysay oo arday iisoo gudbiyo in casharada aysan soo baxaynin!, ma kumbiyuutarka caadi ah ayaad casharada ka daawanaysaa mise Mobile? . Haddii aad Mobile ama telefoon aad ka daawanaysid waa sax in mobile-lada qaar uusan muuqaalka kuu soo baxaynin, haddii aad kumbiyuutarka guryaha ka daawanaysid waxaa dhici karta in mararka qaar uu soo daaho marka xoogaa u yara sug. Haddii cillada ay sii jirto fadlan ila soo socodsii.

Mahadsanid

By: mubaarik
macalinka waan salaamayaa salaan kadib markaan  damco inaan  casharka daawado ee aan bogga soo furto ciwaankana doorto vedeo gii iima soo baxayo   oo waxaan  soo baxaysa calaamada X oo muujinaysa inaan sawirka iksuulka  astaantuusu muuqanayn   vediona iisoo baxayn   maxay tahay cilladu .

maxaase  xal ah

By: Dalmar
Cabdiraxmaan adaa mudan, waan ogahay inay casharada mar hakad galeen, laakiin wixii hadda ka dambeeyo si joogto ayay u socon doonnaan inshaa allaah, daalna warkiisa ma jiro.

mahadsanid

By: Abdurahman nuur daahir
asck ?

walal wax kale oo aan idinku mahadnaqo magaranayo

waayo waad mahadsantahay waxay igu qaadanaysaa 3 daqiiqo

lakin ilahay ha idinka jasaa i siiyo

fadlan naga daalina aad ban idin xiisaynaynaa

casharada runtii waana la soconaa

thanks