K121-C4 Soo dajinta iyo tallaalista Malwarebytes
738 views
Category: K121-Ammaanka iyo Difaaca Kumbiyuutarka
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Category: K121-Ammaanka iyo Difaaca Kumbiyuutarka
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
walal dhamaantood halmar makuwada shuban karaa computer ka barnaamijyadaas? mahadsanid
haa, sadaxdaa barnaamij halmar kumbiyuutarka waad ku wada shuban kartaa, kaliya waxaan fiicnayn in hal Antivirus ka badan aad kumbiyuutarka ku shubtid. Microsoft Security Essentials waa Antivirus, labada kalana waa Anti Spyware.
Walaal waxaa hadda computerka iigu jira AGV , marka walaal barnaamijkee iigu fiican oo aan ku darsan karaa computerkayga si aan u ilaaliyo sida nadiifinta iyo wixii la mid ah, walaal talo i soo sii.
mahadsanid
Waxaad ka wadaa AVG ayaan filayaa, kolba AVG waa antivirus, hal antivirus ka badan inaad kumbiyuutarka galisid maaha, marka Malwarebytes iyo Superantispyware kumbiyuutarka waad gashan kartaa, iyagu barnaamijyada spyware-ka ayay kumbiyuutarka ka nadiifinayaan.
Asalaamu calaykum,
Maanshaa allaah barnaamijkaan nadiifinta computerka walaal Dalmar waan bartay waana ka faaiiday sida labada aad ii sheegtay oo aan hadda computerkayga ku duubay, marka walaal wanaagga qof walba ow sameeyo ilaahay baa ka abaalmarin doona taasaana ilaahay kaaga baryaynaa , sidaas darteed walaal haka daalin barnaamijkaan aad wato oo ah inaad ilaahay dartiis dadka ugu kaalmayso ,
waxaana kaa codsanayaa inaad barnaamijyada kale oo dhiman iyo kuwo cusubba aad noo raadiso si aan uga faa iidaysano.
waad mahadsantahay