2 Responses to “K121-C5 Malwarebytes iyo sida Kumbiyuutaarka loogu nadiifiyo”

  1. hassan says:

    waxaan halkan mahada baladhan uga so jediunaya bahda iskoolka iyo macalimintaa

    sida lacagla an ta ha umad asomaliyed uguso ban dhigaa korsoyinka waxana leyahy halka halaga sii wado

  2. hibaaq says:

    casharadaan waa casharo u fududeynaayo walaalaheena soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba, allaha idiin fududeeyay ayaa mahadleh, ta labaadna idinkaa leh, abaalkeedana maamul iyo maclimiinba illaahay ha idin siiyo, amiin.

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.