4 Responses to “K121-C8 Soo dajinta iyo tallaalista Microsoft Security Essentials”

  1. Abdalla Omar Abdalla says:

    Network-ga markaan samaynaayo xagee ayaan ka bilaabayaa ?

  2. Xasan says:

    Sxb hadii uu Computer-ka iigu jiro Software kale oo sidan oo kale ee difaaca computer-ka sida AVG ama IWM ma soo Download gareysan karaa ?

    • Dalmar says:

      Hal Antivirus ka badan kumbiyuutarka in la galiyo maaha, marka hadii AVG uu kuugu jiro, barnaamijka Microsoft Security Essentials uma baahnid, laakiin MalwareBytes iyo SuperAntiSpyware way ku anfacayaan.

  3. hogaanshe says:

    fadlan sidee baan ugu xirnaankaraa casharka computor-ka bilowgaa

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.