7 Responses to “K121-C9 Microsoft Security Essentials iyo sida Kumbiyuutarka loogu nadiifiyo”

  1. cabdiwahaab says:

    waxaan rabaa in aan ka faa iidaysto barnaamijkaan ka hadlayo cilad bixint computerka si aan u gaaro hormar dhanka cilad bixinta

  2. Zayid Daahir says:

    Waxaan Aad udaneeyaa Computerka Waxaana Doonayaa Inaan heer Ka goodho.Waxaan kaloo rabaa ianaan ku taxnaado barnaamijkan

  3. muuse says:

    walaal waxaan idinka codsanaaya inaad noo faaiidaysaan siyaabaha looga faaidaysto maclumaadka faidada badan ee iibka ah , si aanu kuhelno si sahlan
    mahadsanid
    iskuna day in luuqadaada la fahmo
    thnks again

    • Dalmar says:

      maclumaadka faidada badan ee iibka ah ,waxaad ka wado ma fahmin . Luqudayda in la fahmaayo ayaan u malaynaayay, maxaa kugu adkaaday sxb oo aan kuu sii jilciyaa.

  4. maxamed says:

    waxaan raba inaan ka faa idaysto barnaamijka amaanka iyo difaaca computerka si aan waxa uga ogaado xaalada computerkayga

  5. sufyaan says:

    arin wanaagsanbaad wadaan ilaahey ha idinku garab galo anagana kuwii ka faideesta ha naga dhigo mahadsanidiin walaalayaal

  6. cabdi qani isqor says:

    walaal waxaan idinka codsanynaa inad noo faa,iidaysaan oo noo sii wadaan casharadan faa,iiddaada badan

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.