9 Responses to “K101-C2 Waa Maxay Kumbiyuutar?”

  1. Hassan says:

    mahadsanidiin dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha iskuul.com waxaad noo qabateen shaqo aad u weyn oo aan lasoo koobi karin waxaan dhihi karaa waxaad qayb ka qaadateen dib udhiska shacabka soomaaliyeed oo aad kusoo kordhiseen aqoon, taasoo sahashay in dadka qaar ee aan awoodin barashada computerka iney lacag ku bixiyaan ay ka faaideystaan jazaakallahu kheyr.

  2. abubakar sheikh says:

    salaan ka hadda ayaan helay website ka aad iyoaad ayaa ugu mahadsanthiin bahda iskuulka waxaan ka faa,iday wax yaaboo badan oo aan afka ingiriska
    aan ku fahmi wayey ayaan hadda fahmay .bahda iskuulka waan mahadceliya
    daadaalka aad sammeysen inshallah kheyr badan ayaan idin rajeyna

    abubakar abdi sheikh

    • Koos says:

      waxaan leeyahay mahadsanid, intaa ka dib waxaan ka codsanaayaa macalinka in haddii uu waqti u hayo uu sii ballaariyo waxabarashadan oo uu kudaro Xisaab iyo Saynis aasaasi ah. Haddii uusan macalinka waqti u haynin ama uusan takhasus u lahayna waxaan ku boorinaayaa in uu dhiiri geliyo dad kale oo waqtigooda ku deeqi kara; sayniska iyo Xisaabtana u leh aqoon kuna sharrixi kara af soomaali sidaada oo kale.

    • bashir says:

      waxaan salaa halka ugadirayaa bahda iskuulka aad iyo aad uqaali ah.

  3. yuul says:

    asc,mahad aan la soo koobi karin ayaan idiin soo jeedinyaa dhamaan macalimiinta iyo shqaalaha iskuulkaan, runtiina waa wax aan la iloobi doonin wax qabadkiina casriga ah, taariikhda soomaaliyeedna baal dahab ayaad ka gasheeen, waayo waqtigaana qaaliga ah ayaad walaalha soomaaliyeed siiseen, waana wax aan aad ugu faraxsanahay,jazaakuma laahu kheeyran,
    waxana idika codsanyaa inaad sii balaarisaan barnaamijkaan.
    wabilaahi towfiiq.

  4. farah says:

    waxaan mahad balaran iska leh oo an la soo koobi karin alle sbxanuhu wa tacala.’
    waxan mahad u celinaya macalimiinta isku howlay oo waqtigooda qaliga ah u hurey iney wallalahoda ugu fa,ideyaan waxii ilah uu baray,

    waxan ale ka baryaya in adinkana abal marin idinka siiyo’
    anagana kuwii ka fa,ideystay naga dhigo.

  5. yaa yiri maya says:

    masha allah waa cashar muhiim ah thanks

  6. khadija says:

    walalayal aad ayad u mahadsantihin wa wax fican ayad sameysen pc wa wax lo bahanyahay barashadisa weliba qof afkaga kugu fahmsiya ajar alaha idinka siyo walashin khadija bye

  7. rimaas says:

    wd mahadsantihn aqyarta barnamijka so diyariyay

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.