2 Responses to “K101-C6 Aaladda Hawl-fulinta (CPU)”

  1. Ahmed Sheikh says:

    casharadan caawa ayaa iigu horaysay. run ahaantii aad iyo aad ayaan uga faaiidaystay. waxaana jecalahay hadii ay suurto galtahay in si joogto wax uga barto ee sidii aan wax uga baran lahaa iga caawiya ii sheega cidii iyo meeshaa aan ka baran la haa wabilaahi tawfiq. ugu danbayntii mahadsantihiin,

    • Dalmar says:

      Walaal Axmed, si joogto ah ayaad bogga wax uga baran kartaa. Waxaan ku dadaalaa inaan casharada si joogto ah usoo diyaariyo una soo galiyo bogga, marka had iyo goor soo booqo bogga si aad ula socoto casharada cusub.
      Mahadsanid.

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.