4 Responses to “K101-C7 Aaladaha Warcelinta (Output Devices)”

  1. cumar says:

    asc walaal marka hore jazaakalah qeyr marka xigo walaal manoosoogudbin kartaa cashar kusaabsan sida computerka loo trobolshootgareeyo eg, sometimes waxaa igu dhacdo in cumputerka shaashada ama dhalada iisoo bixi waayo oo cumputerka puut up soo sameey diido hadaba qaabkee loo cilad bixin kara hadii marshaashadu isku dhaxyaacdo amaba maantoo dhan soonoqnoqoni

    asc

    • Dalmar says:

      Sadaxda cashar ee u dambeeyo ee koorsada fahamka iyo cillad bixinta kumbiyuutarka ayaan si faafaahsan uga hadli doonnaa sida kumbiyuutarka loo celiad bixiyo(Troubleshooting), cillada aad shaashadaada ku aragtay fadlan noogu soo gudbi qaybta forum-ka iyadoo faahfaahsan si lagaaga jawaabo.
      Mahadsanid

  2. cumar says:

    ok walaal dhib malahan waxaan sugaa markaa soo gelisaan cashirkaa tankale aadbaad ugu mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad dhalinta somaliyeed ugu fududeeyseen in qofkii waxbarasha jecel ufududaato, aduunka waqtigaan lajoogo waxkasta waala dhameeyay hawadaa biya laga cabi lol

  3. maxamed says:

    walaalayaal waad mahadsantihiin

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.