4 Responses to “K122 – Sidee Windows XP loo tallaalaa/Install-gareeyaa”

  1. cumar says:

    walala idinka oo mahadsan kusoo sharax qoraal somali ah oo faah faahsan waayo in aan dhageysano ayaa adag khadka owgiis marka waxaan codsan maqalka ku soodar oraal aad ku faah faahinneysid halkaas taabo ookale inta mel lamarayo oodhan waad mahad santahey saaxiib waana kaaga mahadcelin

    • Dalmar says:

      waa arin aan maskaxda ku haayay inaad igu baraarujisayna aad ku mahadsantahay, inshaa allaah waan ku dadaali doonaa inaan arintaa sameeyo.
      mahadsanid

  2. cabdiqaasim says:

    asalaamu caleykum walaalaha soomaaliyeed ee isku howlay arintaan qiimaha iyo mudnaanta leh salaan kadib waad ku mahadsan tihiin howsha aad isku xilqaanteen waxaana idin leeyahay allah ha idinka amaalsiiyo intaa kadib waxaan isticmaalaa mobile nokia n70 waxaana jeclahay inaan ka faa’ideysto barnaamijkaan cusub ee window 7 sidaas darteed waxaan indinka codsanayaa: inaad qoraal ahaan noogu soo gudbisaan barnaamijyadiina aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin howshaan thanks alot

  3. Rashid H. Adam says:

    Walaal aad iyo aad ayaan idiin salamayaa hawshan aad haysaan waana mid aan ka marag kacayo in dad badani idiinka mahad celinayaan sharaf wanaagsana aad dadka dhexdiisa ka mudan tihiin.
    Walaal waxaan jeclaan lahaa, idinkoo mahadsan, inaad qoraalna ku dartaan.
    Aiga oo xagaa ka badow ah waxaan idinka codsanayaan in si gaar aad iigu soo dirtaan deris ama cashar ku saabsan sida Website-ka loo sameeyo.
    Mar kale aad ayaad u mahadsan tihiin halkaana ka haya ILAAHAYNA HA IDIN GARAB GALO.

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.