11 Responses to “K122 – Sidee Office XP(2002) loo Tallaalaa/Install-gareeyaa”

  1. hassan says:

    waan idan salamaya dhaman in tii kaso shaqaysay webkan iyo macalumadkan qaliga ah adna wad ugu mahdasan tihii waxan idain letahy waad madhasan tihiin walalaha somaliyed melosaktada jogtan guul!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  2. maxamuud says:

    waan idiin salaamay Dhamaan inta sodiyaarisay iyo inta ku taxan Waad Salaaman tihiin 114ta Cadada Qur’AANka

  3. Hassan Moh'ed Abow says:

    Waxaan u baahanahay in aan ka mid noqdo barnaajikaan diiniga ah waxaana joogaa Soomaaliya gaar ahaa G/Sh/Hoose Marka Cadeey

  4. yaxye says:

    waan idin salaamay dhamaantiin meelkasta aad joogtaan waxaan rabaa inaan kaqayb galo barnaamijkan xiisahaleh waxaana joogaa soomaaliya gaat ahaan bobalka bari /magalada/ bosaso

  5. Ahmed says:

    Dhaman dadka musliminta waa idin salamay melkaste aa dunida ka jogtaan computer wa shey muhim waan mahadsantin i come from sh/hose/lafoole

  6. Drs. Raaliya says:

    asc dhamaantii walaalaha islaamkoow meelkastood jogtin

  7. cabdiladhiif says:

    asc dhamaan aniga waxaan ku noolahay wadanka talyaaniga aad ayaana ugu baahanahay inaan ka mid noqdo dadka ku taxan casharkan mahadsanidiin

  8. sharmaake osman says:

    Aad iyo aad baan uga hambalyeeynayaa walaalha somliyeed ee sida hagar laanta ah uga shaqeynya dadkooda ilaah haydinka abaal mariyo aadn waan ula dhacay cashrada wanaagsan aad bxinysaan iyo macalimiintaba……… thnks all

  9. sharmaake osman says:

    Aad iyo aad baan uga hambalyeeynayaa walaalha somliyeed ee sida hagar laanta ah uga shaqeynya dadkooda ilaah haydinka abaal mariyo aadn waan ula dhacay cashrada wanaagsan aad bxinysaan iyo macalimiintaba……… thnks all

  10. muxuyadiin Axmed (labaqayd) says:

    waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha iskuul.com waxaan ka helay casharada aad Bixisaan
    laakiin waxaan talo ahaan soo jeedin lahaa carasharda liis u sameeya
    waxaan joogaa Hargeisa Somaliland

    • Dalmar says:

      Malaha maadan arag, laakiin haddaad taabatid halka ay ku qoran tahay koorsooyin waxaad arkaysaa dhammaan koorsooyinka bogga ka baxa iyo liiska casharada ku hoos jira. Sidoo kale bogga hore dhinaca midig liiska koorsooyinka ayaa yaalo.
      waadse mahadsantahay waana ku salaamayaa.

Leave a Reply


Fadlan, fariimaha,su'aalaha iyo talooyinka casharka ku saabsan oo kaliya halkan ku qor, wixii intaa dheer waxaad noogu soo gudbisaa qaybta Xiriir. Qoraalka ha koobnaado, hingaadana iska hubi.