K122 – Sidee Windows 98 loo tallaalaa/Install-gareeyaa
1,018 views
Category: K122-Sidee - Howto ?
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Category: K122-Sidee - Howto ?
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
window 98 markii uu macalinku ku guda jirey meelo uu ka oronlahaa next wuxuu wuxuu leeyahay inter marka hilmaan hadal kuma jiro ee halasaxo waad mahadsantihiin.
Cabdisalaam waa runtaa , inkastoo Enter haddii aad taabatid ay Next adoo taabatay ay la mid tahay,gaar ahaan marka batanka uu dooran yahay, isla markaana aad horay usii soconaysid, waxay ahayd inaan Next dhaho, magaranayo Enter ayay iiga dhegtay. Casharkaan waxaan duubay 2004 meelahaas, arintaan darteed inaan duubista dib ugu celiyana muhiim ilama aysan noqon, Ood qaadideed iyo jiidideed waa isla guri gayn!!. Aad baad ugu mahadsantahay baraarujinta, wixii qalad aad aragtid fadlan ila soo socodsii.