K100-C1 Hordhaca Windows 7
2,504 views
Category: K100 - Isticmaalka Windows 7
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Category: K100 - Isticmaalka Windows 7
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
waa soo dhowaynayaa barmaajijkaan
a/s/c walaalayaal waxaan ahay wiil soomaliyeed oo jooga wadankeena hooyo ee soomaaliya ahna wiil aad u jecel waxbarashada computerska marka walaalayaal hadii aan computerkayga ku shubo windows 7 wax dhibaato ah ama virus ah maa u keeni kartaa computerkayga ama data-da ii dhex taala ma ka tuuraayaa computerka
walaal su’aasha aad umaanan fahmin, laakiin cilladaha guud ee kumbiyuutarka ku saabsan fadlan qaybta forumka kusoo gudbi, saan dhaqso uga jawaabno.
Asc
Sln kadib, mahadi dhan Eebe (sw) ayeey u sugnaatay, kadib waxaan kaloo aad u jeclahay in aan halkaan ugu mahad celiyo dhalinta soo abaabushay iskuna xilqaantay Website-kan (www.iskuul.com) si ay ugu soo gudbiyaan dhalinta kale ee maanta aadka ugu baahan Technology-da casriga ah uu maanta aduun weynaha u talaabaayo min after min kuwaas oo isuga jira Qaraabo, Ehello, Asxaab iyo Umadda Soomaaliyeed inteeda kale maadaama ay luqada soomaaliga ahi kuhadlaan waxaana idiin leeyahay dhalinta web-kaan abaabushay ama ka qeyb qaadatay sameyntiisa amaba fikirka wax kulahaa mahad balaaran ha idinka gaadho dadaalkiina ILLAAHEYNA ha idinku garab galo hor-u-marka iyo wanaaga aad bulshada ladamcdeen ladooneysaana islamarkaana aad usoo bandhigteen, intaa kadib waxaan aad idinkugu sii dhiiro galinaayaa dadaalka aad maanta bilowdeen in aad sii labo-laabtaan maadaama ay kafaa’iideysashadu sii badaneyso waad mahadsantihiin.
FG:- Waxaan shaqsi ahaan codsan lahaa lagana yaabo in ay dad fara badan horay usii codsadeen in casharada barnaamigka cusub ee (Windows 7) aad soo wada upload-gareysaan maadaama uu yahay new program kafaa’ideysashadiisuna ay muhim u tahay dad fara badan oo iminka laga yaabo fursado ay course ku aadaan ineysan u heli karin oo ay ugu fududahay web-ka iney uga faa’ideeystaan, wadna kumahadsantihiin tixgalinta codsiga ardada jecel iney ku tixnaadaan iskuul.com.
Ali
Mahad Balaaran.
walaal waxaan hadda dhameeyay diyaarinta ilaa iyo sadax koorso oo aan ugu tala galay inay is barbar socdaan, Windows XP, Windows 7 iyo Fahamka kumbiyuutarka , windows 7 ayaan mudnaanta siin doonnaa, laakiin casharada koorsooyinka kalana siday u kala horeeyaan ayaan usoo galin doonaa.
aad baana ugu mahadsantahay qoraalkaaga qiimaha leh.
bahda school wan idin salamaya marka hore tan xigta walaal computerkega waxa laga keney america wana shirkada compaq waxana aniga ku nolahay kenya marka xooga bahalka windows 7 aya igu jiro nafta ayuna i kenay 4 mar bil gudahoda ayan aga badeley marka xoga wa u idhibey mar qadka asaga u jogo aya waxa dhaceso ino daahiyo waxi an u direy marka runti waxan garan la ahay cilada halka e ka jirto waxan rabi laha ina arimahas ad igala talisan nabadey
cilladaha kumbiyuutarka ku saabsan, fadlan Forumka kusoo gudbi.
Mahad Allah ayay u sugnaatay. Waxan marka hore salaamaya jeclahayna inaan u mahad-celiyo dhallinyarta Somaliyed ee fikirkan qaaliga ah keentay isla-markaana meel-marisay hindisahoodii. Marka xigta, waxan jeclahay inaan idin waydiiyo haddii ay jiraan koorsoyin ama casharro kale oo aad ugu tala-gasheen dhalinta Somaliyeed ee jecel waxbarashada marka laga soo tago kuwan computer-ka la xiriira. Sida dhanka caafimaadka oo kale.
asc marka xigta waxaan rabaa inaan idin weeydiiyo kumbiyuutarii hore malagu shubikaraa windows7 dad badan aya ihuyiri laguma shubikaro hadana waxaan geeyay meelo badan badankood laguma shubikaro ayeey dhaheen hadana meelkalaan geeyay waaleeygu shubay sidee u dhacdaa taasi kumbitarku wa combaq
bahda webka wan salamayaa salan ka gadaal waxan qabaa hal su aal oo ah computerkayga waxan rabaaa inana xasuusiyo siduu ahaa malintaan soo gatay oo kale marka walal waxan u bahnahay qaabkaan u mari laha fadlan halayga soo cawiyo waadna ku mahadsantihiin