K100-C2 Windows 7 Desktop
2,347 views
Category: K100 - Isticmaalka Windows 7
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Category: K100 - Isticmaalka Windows 7
Haddii casharka uu ku cajibiyay, Fadlan la qaybso asxaabtaada adoo taabanaya Like iyo Share.
Run ahaantii barnaamijkaan aad ayaan ugufaraxsanahay.Waana u mahadcelinayaa dadkii soo diyaariyay illahey haka abaal mariyo.
asalaamu walaal aad ban urabay barashada kombiyutarke ee mahelikara tel kiina si aan inii lasaa xidhiidho
walaal wixii su’aal ah oo casharka ku saabsan, qaybta hoose ayaad kusoo gudbin kartaa, su’aalaha guud ee cilladaha kumbiyuutarka ku saabsan qaybta Forum oon aan hadda dib u habayn ku wado ayaad kusoo gudbin kartaa, wixii intaa dheer foomka Xiriir/Contact iigu soo gudbi.
a/c
aad iyo aad ayaan ayaan idiinku mahad celinayaa ilaahay ayaa mahada hore iska leh
waayo anigu waxaan ahay arday computer science ka barta jaamacada (eastern Washington university)ee dalka maraykanka , marka waxaan aad uga helay sida aad ugu sharaxaysaaan af soomaaliga.
wixii taageero ah oo aad iiga baahataan diyaar ayaan u ahay inaan ku tabaruco
wayo waxaan aaminsanahay inuu yahay wax ay bulshada somaalidu aad ugu baahantahay
waad mahadsantihiin
wabilaahi towfiiq
Walaal farhan aad baad u mahadsantahay, waad garan kartaa culayska ku diyaarinta casharadan af soomaali, mar walbana waan soo dhawaynayaa wixii taageero ah. Maalmahan soo socdo ayaan inshaa allaah waxaan dhamayn doonaa samaynta Forum cusub oo walaalaha soomaaliyeed ay cilladaha kumbiyuutarka ku waydiin karaan, marka ragga loo baahan yahay ayaad ka mid tahay adiga iyo dhammaan walaalaha kumbiyuutarka barto.
Mahadsanid
Waa salaamantihiin, dhamaan inta soo diyaarisay casharadaan qiimaha badan oo aad ugu tala gasheen dadka Soomaliyeed in eey ka faaiideeystaan, waana hubaa in eey ka faaiideysanayaan waa ku mahadsantihiin ilaaheey ha idinka siiyo ajar iyo xasanaad. Waana wax loo baahan yahay in qofkasta meesha uu ku fiican yahay uu uga faaiideeyo umada Soomaliyeed oo waliba luqadooda loogu fududeeyo.
Waa mahadsantihiin markale
wow aad ayaa u mahad santihin walal dadku meesha ay siyaasid ku muqulen adinka dadka ayaa u faa idensan waa ku mahadsantihiin/ ilahay khayr ha idin ku badalo wsc